ASCWW.
Salaan ka dib, waxaan halkan uuga hanbalyeenayaa madaxweynaha DDSI Mr cabdi maxamuud cumar sida uu u garab taagan yahay ummaadda gabooye ee ku sugan ama dega DDSI.
Dadkeygoow waxaan idiin leeyahay dadka wax la qeybsada oo is muujiya oo ciidda iyo dhulkaba ciddi idinkama xigtee is muujiya oo jaahilnimada iyo calaacalka ka baxa oo rag noqda waayo ummad walbaa iyada ayaa is horrumarin karta isna liidi karta.
Xasuusin.
taageerida aan madaxweyne cabdi maxamuud cumar taageeray maaha mid siyaasadeed ee waxa aan ku taageeray sida uu dadkeyga u garab taagan yahay aniga mar walbaa siyaasad dhexdhexaad ayaan ka ahay.
Mr abokoriya.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Gabooyaha DDSI iyo waxa la gudboon.
ASCWW. Salaan ka dib, waxaan halkan uuga hanbalyeenayaa madaxweynaha DDSI Mr cabdi maxamuud cumar sida uu u garab taagan yahay ummaadda ...
-
ASCWW. Dhammaan ummadda soomaaliyeed meel walbaa aad adduunka ka joogtaan waxaa idiin leeyahay Alle caafimaad iyo nabad ha idiinku waari...
-
Marka hore alle ha inoo wada dambi dhaafo oo ha innaga dhigo kuwii Aaqiro iyo Adduunba liibaanna aamiin yaa Allah. Walaalayaal yurub dh...
-
ASCWW. Salaan ka dib, waxaan halkan uuga hanbalyeenayaa madaxweynaha DDSI Mr cabdi maxamuud cumar sida uu u garab taagan yahay ummaadda ...
No comments:
Post a Comment