Tuesday, July 11, 2017

Dhibaatooyinka ku haysta dhalinta soomaaliyeed yurub.


 Marka hore alle ha inoo wada dambi dhaafo oo ha innaga dhigo kuwii Aaqiro iyo Adduunba liibaanna aamiin yaa Allah.
Walaalayaal yurub dhibka, rafaadka, ciilka, gumeysiga, gaajada, jiradda, badda iyo mida ugu weyn ugunna daran ee ah ka nixinta aan ka nixinay waalidiinta alle ha inaga wada saamaxo. Haddaba waxa lagala kulmayo iyo waxa loo soo marayo isma laha oo waa kaaf iyo kala dhaari marka aan alle danbi dhaaf weydiisano oo aan alle u noqono waalidiinteenana aan ka cafis dalbano hadalkii oo kooban.

  Mr abokoriya.



No comments:

Post a Comment

Gabooyaha DDSI iyo waxa la gudboon.

ASCWW. Salaan ka dib, waxaan halkan uuga hanbalyeenayaa madaxweynaha DDSI Mr cabdi maxamuud cumar sida uu u garab taagan yahay ummaadda ...