Thursday, July 13, 2017

Layaabka aan kala kulmay yurub. Nin hooyadii isdhaafiyay.




Ascww.
Salaan ka dib waa mr: abokoriya oo idiin soo gudbin doonna arrin hore loo sheegi jiray oo aan waligey arag balse caawa arkay:

Wadanka talyaaniga gaar ahaan gobolka emillia romagna - bologna gaar ahaan forli- cesena in via fratelli basino. Halkan oo aan mudo 9 bilood ah degenaaa ayaan caawa kala kulmay dhacdo iga yaabisay taas oo la sheeg sheegi jiray balse aan aniga waligey arag, nin daris illa ahaa mudada 9 ka  bilood ee aan degenaa xaafadan ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 13 bishaa jully 2017 abaarihii 10:30 pm habeennimo ayaa aniga oo balkoonka iska fadhiya ambulance isoo hor istaagtay,  illeen ambalastu waxay u timi in ay qaado ninka gurigeyga kasoo horjeeda hooyadiis oo waayeel ah qiyaas ahaan waxay ahayd habar cad ah, wixii iigu yaabka badnaa ayaa ahaa in habartii kaligeed oo aan qofna la socon qaado ambalastii ninkii iyo xaaskiisana guriga iskaga laabtaan.


Walaahi baan ku dhaartee alle wuu na jecel yahay oo diinta islaamka ah ayuu nagu maneystay allahu akbar.

Mr abokoriya. 




No comments:

Post a Comment

Gabooyaha DDSI iyo waxa la gudboon.

ASCWW. Salaan ka dib, waxaan halkan uuga hanbalyeenayaa madaxweynaha DDSI Mr cabdi maxamuud cumar sida uu u garab taagan yahay ummaadda ...